Dagaal goordhaw ka dhacay magaalada Dhuusomareeb iyo Faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi uu ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada Nabad sugida iyo kuwa booliiska Haramcad. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in dagaalka uu ka dhacay meel u dhaw xerada Inji oon sidaa uga fogeyn xarunta Madaxtooyada Galmudug, waxaana dhawaqa rasaasta labada … Continue reading Dagaal goordhaw ka dhacay magaalada Dhuusomareeb iyo Faah faahino kasoo baxaya